Ayuub maxamuud halac
Ayuub maxamuud halac waa gabyaa soomaaliyeed kaasoo kasoo jeeda gobolka bari , gaar ahaana degmada Qandala .
Gabyaagu waxa uu ku dhashay tuulada Dasaan ee hoostagta degmada qandala , sannadii 1998
Markii aad u fiirsato gabayadiisa waxaa ka dhadhansankadhaa , wadaniyadda iyo wadajirka ummada soomaaliyeed , waxaana uu si' gaar ah uga hadlaa , dhawridda dhaqanka iyo ilaalinta afka iyo suugaanta
Comments
Post a Comment