Posts

Ayuub maxamuud halac

 Ayuub maxamuud halac waa gabyaa soomaaliyeed kaasoo kasoo jeeda gobolka bari , gaar ahaana degmada Qandala . Gabyaagu waxa uu ku dhashay tuulada Dasaan ee hoostagta degmada qandala , sannadii 1998 Markii aad u fiirsato gabayadiisa waxaa ka dhadhansankadhaa , wadaniyadda iyo wadajirka ummada soomaaliyeed , waxaana uu si' gaar ah uga hadlaa , dhawridda dhaqanka iyo ilaalinta afka iyo suugaanta